Tobankaan app waa 10 aan u doortay qayta kobaad ee 2015, waxan soo wadaa qaybo badan, comment-ga uga dhiibo fikirkaaga Iyo app-yada aad isledahay wey wanaagsanan lahayd inaan ka haldo ama review-gareyo. Mahadsanidiin. Fadlan subscribe, like and share.
source